Waxbarta oo Xirfad Yeesha Dhallinyaroow, Waraysi Jaamici cFataax Hiirad

Waxbarta oo Xirfad Yeesha Dhallinyaroow, Waraysi Jaamici cFataax Hiirad

Cabdifataax Maxamed Hiirad waa arday Jaamacadda Bariga Afrika Qardho ka dhigta kulliyada Caafimaadka Dadweynaha (Public Health). cFataax wuxuu sharraxayaa faa’iidada cilmiga uu barto, sidii uu waagii hore uga dhacsanaa meekhaanka waxbarashada oo dhan, sida uu hadda u baraarugay oo uu indhaha u kala qaaday, wuxuuna yiri war hooy waxbarta oo xirfad yeesha dhallinyaroow, oo ficiin la tartama, gidaarada ha iska fahinina e.

Waxaa waraystay madaalaha Daljir, Maxamuud Faaaaaaaaaaaaaaaaaaaaantastik. Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com