Waxbarashada gabdhaha iyo olalaha “haah waa ay awooddaa!” (dhegayso)

Waxbarashada gabdhaha iyo olalaha “haah waa ay awooddaa!” (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamij gaar ah oo ku saabsan waxbarashada gabdhaha iyo olalaha “haah waa ay awooddaa in ay waxbarato.”

20 sano kabacdi gabdhaha Soomaaliyeed waxa ay hormar la taaban karo ka sameeyeen waxbarashada, laakiin weli caqabadaha gabdhaha haystaa waa ay jiraan, waana kuwo u baahan in la abbaaro, bulshadana lagu dhiirigaliyo in ay taageeraan waxbarashada gabdhahooda.

Barnaamijkan waxaa xarunta Daljir Garoowe ka soojeedinaya wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 6 years ago

    INTAADAN FALIN KA FIIRSO.
    /. /. /. /. /. /. /. /. /. /. /
    GABDHAHeNA SOMALIYEED WAXAANU U HAYNAA XURMO, AAN LOO HAYN GABAR KALE OO DUNIDAN KU NOOL.
    LKN WAXAAD MOODAA IN LA CEEBAYNAYO OO LAGA DHIGAYO QOF LAGU TAAGAN YAHAY OON BULSHADA WAX KA AHAYN . INDHAWAALABA WAXAA ARINKA DUMARKA RIIXAYEY HAY’ADO NGO KUSOO QAATA UJEEDKOODUNA YAHAY INAY DIINTA & DHAQANKA KA LEEXSHAAN GURIGANA KA SAARAAN DUMARKANA WAA MEESHA KALIYA EE UMADDA LAGA JEBIN KARO. WAANA TAAS TA HAY’ADAHU UGA OLOLAYNAYAAN.
    FIIRO GAARA:-
    (KUWII DUMARKOODA GURYAHA KA SAARAY IYAGAA QIRAYA INAY KU QASAAREEN OO LEH QOYSKII BAA BURBURAY WAANUNA SII YARAANAYNAA FARXADII LAMAANAHUNA MA JIRTO.)
    MARKAA KII KU QASAARAY BAA KUU SOO WAARIDAYA SI AAD UGU QASAARTO ADIGUNA!.
    OK. CALAAYIXAAL SOMALI DUMARKA WAXBARASHO & HORUMAR UMA DIIDANA.DUMARKA SOMALIYEEDNA WAA UDUB DHEXAADKA NOLOSHA SOMALIYEED.
    GUULAYSTA NOOLAADA LKN HAY’ADAHA NGO AH EE KA BAAYACMUSHTARA ARINKAAS KA DIGTOONAADA.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com