Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Nabadgelyada iyo badbaadada carruurta xilliyada waxbarashada (Taxanaha 6aad – dhegayso)

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Nabadgelyada iyo badbaadada carruurta xilliyada waxbarashada (Taxanaha 6aad – dhegayso)

Barnaamijka maanta waxa aan ku falaanqeyn doonnaa kor-u-qaadida aqoonta gabdhaha iyada oo la yaraynaayo caqabadahaha kaga yimaada degaanka, dhaqaalaha, iyo caqabadaha kale ee la xidhiidha hormarinta tacliintooda.

Dhanka aadidda iskoolka, masaafada guriga illaa iskuullada iyo halista la xiriirta ee ardayda, waxay kala kulmi karaan caqabado inta ay u sii socdaan iskuulka iyo marka ay guriga dib ugu labanayanaan.

Haddaba su’aashu maanta waa: maxaan ka qaban karnaa bulsho ahaan, gabdho ahaan, waalidiin ahaan, maamulka iskuulka, Guddida waalidiinta ee iskuulada, Guddida badbaadada carruurta si looga gudbo caqabadahan oo carruurteenu u helaan waxbarasho wadata badbaado iyo nabadgelyo?

Hoos kaga bogo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com