Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Kahortagga caqabadaha gabdhaha kaga yimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 9aad – dhegayso)

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Kahortagga caqabadaha gabdhaha kaga yimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 9aad – dhegayso)

Kor u qaadista aqoonta gabdhuhu waa muhiim sidaas darteed waa in laga hortago caqabadaha gabdhaha kaga yimaada deegaanka, dhanka dhaqaalaha iyo dhammaan caqabadaha ka hortaagan waxbarasho taam ah, si ay u dhisaan oo ugu diyaargaroobaan nolosha mustaqbalka.

Barnaamijka wax bar gabdhaha todobaadkan waxaan diirada ku saaraynaa ka warqabka ardayda wax ka barata dugsiyada sare iyo kuwa hoose ee Puntland,iyado Barnaamijka marti ku yihiin Guddiga waalidinta.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com