Wasirka Arimaha Gudaha iyo Dimuqraadiyeenta Puntland Maxamed Cabdiraxmana Dhabancad oo Garowe ku dhaafuray kulan kusaabsan Wadatashiga Wasaarada iyo Xiriika Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa sheegay in dib u eegista Dastuurka Soomaaliya laga dhigtay mashruuc hadba hay’ad lacag looga qaato.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *