Wasiiro katirsan Galmudug oo xariga kajaray Saldhig boolis oo kuyaal degmadda Bangeele (dhegayso)

Wasiiro katirsan Galmudug oo xariga kajaray Saldhig boolis oo kuyaal degmadda Bangeele (dhegayso)

Munaasabad si heersara ah loo soo qaban qaabiyaay Xarigana looga jarayaay Xarun boolis iyo iskuul waxbarasho ayaa kadhacday degmadda Bangeele ee gobalka Galgaduud somaaliya.

Wasiiro ,xildhibaano iyo Maamulka degmadda Bangelle ayaa goobjoog ka ahaa Xarig jarka labada xarumood oo muhiim u ah shacabka degmaddas,waxaana labada xarumood dhisay qurbajoogta kaso jeeda degaankaas.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Kaso diray Caabduwaaq

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com