Wasiirkii Waxbarshada ee Xukuumadda Soomaaliya oo xilkii laga qaaday

Wasiirkii Waxbarshada ee Xukuumadda Soomaaliya oo xilkii laga qaaday

Wasiirkii waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo xilka si KMG ah loogu magacaabay kuxigeenkiisa.

Xilka qaadits ayaan lagu sheegin wareegtada sababta keentay.

Balse wasiirka ayaa shalay warbaahinta u sheegay inuu aqoonsanayn jaamacadaha dalka ku yaala oo ay ka mid tahay jaamacadda Umadda, oo uu guddoomiye sharafeed ka yahay madaxwaynaha Soomaaliya.

Arrinka aqoonsiga ee jaamacadaha wasiirka ayaa waxaa aad uga xumaaday dhalinta dalka gudihiisa wax ku baratay iyo kuwa hadda ku howlan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com