Wasiirkii Warfaafinta Somaaliland oo loo xiray arimo musuq maasuq (dhegayso)

Wasiirkii Warfaafinta Somaaliland oo loo xiray arimo musuq maasuq (dhegayso)

Wasiirkii Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax ayaa loo xiray arimo musuq maasuq.

Xariga Wasiirka ayaa waxa uu yimid kadib markii guddiga hanti dhawrka Soomaaliland ay ku soo eedeeyeen in uu ku kacay musuq maasuq.

Dhanka kale madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa maanya waxa uu qudbad dhinacyo badan taabanaysa uu ka jeediyay baarlamaanka maamulkaasi .

wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayaa warbixintan ka diyaariyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com