Wasiirkii hore ee deegaanka Puntland ” Wasaarada waxaa lagu leeyahay deen dhan 17,665 doolar ” (dhegayso )

Wasiirkii hore ee deegaanka Puntland ” Wasaarada waxaa lagu leeyahay deen dhan  17,665 doolar ” (dhegayso )

Wasiirkii hore ee wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada Puntland   D,r Cali  Cabdullahaai warsame oo  xilkii ku warejiyay Wasiirka cusub ee wasaarada deegaanka  Puntland Saleebaan Xaaji Cabdalle, ayaa sheegay in wasaarada lagu leeyahay  deen gaaraysa 17,665 doolar.

Waxa uu sheegay in  xuquuqda mushahar ee  ka maqan shaqaalaha  wasaarada ay tahay  24 bilood .

Wasiirka cusub ee xilka lagu wareejiyay ayay arintan  waxa ay ku noqotay layaab iyo ama kaag.?

Hadaba halkan ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com