Site icon Radio Daljir

WASIIRKI HORE AMNIGA JUBBALAND CABDIRASHIID JANAN OO DOOLOW LAGU SOO DHAWEYEEY (Sawiro)

Cabdirashiid Janan Wasiirki hore Wasaaradda Amniga Maamulka Jubbaland ayaa galabta soodhaweyn ballaaran loogu sameyeey degmadda Doolow ee gobalka Gedo.

Janan ayaa waxaa hogaaminayeey Wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaas oo maanta markii hore ku soodhaweyeey degmada Balad Xaawo ee isla gobolka Gedo.

Exit mobile version