Site icon Radio Daljir

Wasiirka Wasaaradda Haweenka Puntland oo Gaalkacyo lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Haweenka Puntland ayaa maanta gaadhay Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug,halkaas oo si weyn lagu soo dhaweyaay.

Wafdiga Wasiirka Wasaarada Haweenka ee Puntland Waxaa Gaalkacyo kusoo dhaweyaay ,maamulka gobalka Kan degmadda iyo qaybaha kala duwan ee ururada Haweenka gobalka Mudug.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a7b08e308010051556d7b7d/codka+wasiirada+haweenka+marwo+maryan+axmed+cali.mp3?_=1
Back to Home page