Site icon Radio Daljir

Wasiirka Warfaafinta DFS: ” Annigu Safarka Madaxweynaha War uma hayo kana hadli Maayo” (Daawo)

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa sheegay inuusan war ka hayn safar la sheegay Madaxweynaha Dowladda Federaalka inuu ku tagayo magaaladda Hargeysa,isago sheegay inuusan doonayn inuu ka hadlo Arrimaha safarka Farmaajo.

Wasiir Maareeya ayaa dhinaca kale Talo u soo jeediyeey Maamulka iyo Shacabka Somaliland.

Hoos kaga bogo.

Exit mobile version