Site icon Radio Daljir

Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee DFS oo Booqanaya maanta Gobalka Sanaag

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Somaaliya Jamaal Xasan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqanaya Gobalka sanaag iyo wadada dhismaheedu socdo ee Ceeldaahir iyo Ceerigaabo.

Wasiir jamaal ayaa socdaalkiisa waxaa ku waheliya Masuuliyiin kala duwan oo katirsan Puntland,waxaana booqashada uu ku tagtayo gobalka sanaag maanta ay tahay tii ugu horeysay uu ku taggo tan iyo markii xilkan loo dhiibay.

Sido kale waa Wasiirkii ugu horeyaay ee Heer Federaal ah ,siiba dowladda Farmaajo oo tagga Gobalka sanaag oo ah gobal inta baddan ku muransanyihiin Maamuladda Puntland iyo Somaliland.

Exit mobile version