Site icon Radio Daljir

Wasiirka qorshaynta ee Puntland oo tafaasiil ka bixiyey qorshaha gargaarka deg degga ah ee gurmadka abaaraha.

Garowe, Jan 11 – Wasiirka qorshayna ee Puntland Daa’uud Bisinle ayaa shir jaraa’id tafaasiil kaga bixiyey qorshaha dawlada Puntland ee in gargaar deg deg ah iyo gurmad lala gaaro dadka iyo duunyada ay saameeyeen abaaraha saameeyey badi gobollada Puntland.

Daljir.com

Exit mobile version