Wasiirka Maaliyaddda Puntland oo Booqday Xarunta Wasaaradaas ee Gaalkacyo (dhegayso)

Wasiirka Maaliyaddda Puntland oo Booqday Xarunta Wasaaradaas ee Gaalkacyo (dhegayso)

Wasiirka wasaarada Maaliyada dawlada Puntaland Mudane C/qaadir Siciid Caarshe dhaqaaje ayaa maanta wuxuu booqasho ku tagay xarumaha wasaarada Maaliyada ee gobolka Mudug.

Wasiirka ayaa socdaalkan waxaa ku weheliyey Agaasimaha guud ee wasaarada Maaliyada waxaana ay kormeer ku tageen Kantaroolka Koonfureed ee magaalada Gaalkacyo,Xarunta maaliyada ee degmada Gaalkacyo hada ku shaqayso iyo Dhismaha Cusub ee waasarada maaliyada Puntland.

Kormeer kadib ayey lahadleen warbaahinta waxaana ay sheegeen inay dhamaan meelaha ay tageen ay ku arkayeen shaqo wanaagsan oo ka socota waxaana ay sheegeen inay sii wadayaan dar-dar galinta shaqada wasaarada Maaliyada ee gobolka Mudug.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com