Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Daahfuray Qunsiyadda Soomaalida ee Jiddah (sawirro)

Wasiirka maaliyadda xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga kaga qaybgalay munaasabad lagu daahfurayey qunsiyadda Soomaaalida ee magaaladaasi.

Furitaanka qunsiyaddaani oo ahmiyad gaar ah u leh Soomaaliya ayaa ku soo aadaysa xilli lafilayo in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Maanta ku wajahan yahay wadanka Sucuudiga.

SAWIRRO


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Daahfuray Qunsiyadda Soomaalida ee Jiddah (sawirro)”

  1. Wa horumar lagu talabsaday aadban usodhoweynayna

  2. Hhh o ki arimaha dibada aya haswshas laha away mise wa sheko kale o cusub talaw

  3. waa guul usoo hoyatay umada somaliyeed

U Jawaab Mohammed Ahmed Ali Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com