Site icon Radio Daljir

Wasiirka Ganacsiga DFS oo ka hadlay Waddahadalada Somaliland iyo Somaaliya (dhegayso)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka hadlay Wadadahadalada la filayo inay u bilowdan Maamulka Somaliland iyo Xukumadda Somaaliya.

Wasiir Maareeye ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay dib inay u bilowdan waddahadalada Somaaliland iyo Dowladda Federaalka Somaaliya,isago sheegay in uu kashaqaynayo midnimadda Somaaliya.

” Waxaan idiin sheegayaa aniga midnimada waan jeclahay laakin dhulkeygii waa laheystaa sidaas oo ay tahay hadii wadahadalada ay noqdaan mid soomaliland lagu dhagrayo waan tegayaa ayuu yiri Wasiir Maareeye” oo Muqdisho saaxafadda kula hadlayaay.

Hoos kadhegayso codka

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a902bf3010100f2f1c35cf2/Codka-Wasiir-Maareeye.mp3?_=1
Exit mobile version