Wasiirka Dekedaha: “Waxaa la Fulinayaa Heshiiskii la Galay iyo Biloowgii Wareejinta Dekedda” (dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Siciid Maxamed Raage, ayaa maanta dib-ugu-soolaabtay Bosaaso. Wasiirka ayaa safarkiisa waxaa ku weheliyay qaar kamid ah injineeradii dhisiya dekeda Bosaaso. Wasiirka oo safar ugu maqnaa Imaaraadka  Carabta ayaa sheegay in dhawaan la bilaabi doono dhismaha iyo balaarinta Dekeda Bossaaso iyo wareejinteedaba.

Wasiirka hadaladiisa waxaa kamid ahaa:

  • Bishii April 6, 2017 ayay ahayd markii Puntland iyo shirkada DP World ay wada saxiixeen heshiiska balaarinta Dekedda Bosaaso
  • Sidoo kale 27 July 2017  Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa ansixiyay heshiiskan

Hoos kaga bogo Wasiir Siciid Maxamed Raage


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com