Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda  oo ka hadlay dooni ku gubatay Bosaaso (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda oo ka hadlay dooni ku gubatay Bosaaso (dhegayso)

Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda Siciid Maxamed raage oo Wareysi Gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka Hadlay Doonidii Shalay ku Gubatay Meel s

Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay Baydhabo
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda Siciid Maxamed raage oo Wareysi Gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka Hadlay Doonidii Shalay ku Gubatay Meel shan mayl u jirta xeebta Magaalada Boosaaso

Wasiirka oo Dalka dib ugu soo laabtay Galabnimadii shalay ayaa uga tacsiyeeyey ganacsatadii ay Hantidu kaga gubatay Doontaas

Wasiir Raage ayaa ganacsatada ugu Baaqay in ay shixnadooda ganacsiga soo saartaan doomo tayo leh oo Caymis kujira Hantidoodana ay Caymis geliyaan.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Mashruuca balaarinta Dekadda ay ka mid tahay in la helo Qalab Lagu Bad-baadiyo Gaadiidka Badda .

Wariye Xuseenmadar oo ku Sugan Studio’ha Idaacadda Daljir ee Magaalada Boosaso ayaa ugu horeyn weydiiyey Waxyaabaha uu kala Socdo Doontii Shaalay ku Bas-beeshay Mee u dhow Dekadda Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: