Site icon Radio Daljir

Wasiirka Deegaanka oo Biyoxireenkii 3aad Dhagaxdhigay (dhegayso)

Wasiirka deegaanka dowladda Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa maanta deegaanka Raydable ee gobolka Mudug ka dhagax dhigay biyo xireenkii saddexaad oo laga hirgelinayo Puntland.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/596cf1290601005976345f5c/Wareysi+Wasiirka+Deegaanka+EE+Puntland_JFA_Gaalkacyo.mp3?_=1
Exit mobile version