Wasiirka Cadaladda Puntland oo ka hadlay soonka iyo Gudashadda Wajibaadka Xajka (dhegayso)

Wasiirka Cadaladda Puntland oo ka hadlay soonka iyo Gudashadda Wajibaadka Xajka (dhegayso)

Magaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland maanta waxaa shir jaraa;id ku qabta Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta dowladda Puntland,Saalax Xabiib Jaamac isago kaga hadlay shirkiisa jaraa’id gushada wajibaadka xajka iyo bisha ramadaan ee fooda inagu soo haysa.

Wasiir Saalax Xabiib ayaa sheegay, in wasaaradu ay ku howlanaan doonto in aysan khilaaf kadhalan bisha ramadan dadkuna halmar soman halmarna afuraan.

Dowladda somaaliya ayuu ku edeyeey Wasiir saalax inay musuq maasuq ku samaysay ariimaha Xajka uu sheegay in ay laaluush ka qaadan jireen shirkadaha duullimaadyada ee lacagaha badan ku soo rogay Xujeyda Soomaaliyeed,wuxuna Dowladda Federaalka ugu baaqay in ay dhibatadaas wax ka qabato,;lana iska ilaaliyo musuq massuqa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com