Wasiirka Cadaalada Puntland oo Qadar soo dhaweyn lagu sameyaay (dhegayso)

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Puntland Puntland Xabiib Saaax iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaaladda Doxa ee dalka qadar ,halkaas oo si Weyn lagu soo dhaweyaay.

Jaaliyada Puntland ee Dalka Qadar ayaa Wasiirka soo dhawayn u sameyaay wafdiga wasiirka,isago wasiirka jaaliyadda uga xogwaramay xaaladda Puntland.

Warbixintan Waxaa Boosaaso kaso diray Wariye Xasan heykal


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com