HomeUncategorized

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la Kulmay Saxiixayaasha Maamulka G/dhexe

Sabti, May 16, 2015 (Daljir) — Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta Magaalada Gidheys oo Dhinaca Barri Degmada Cadaado kaga beegan 12-KM kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid,Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb C/llaahi Cali Maxamed Baarlee,Odayaal iyo qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Kooshin.
Baahin: Sabti, Apr 14, C/risaaq C. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo. Guddi ka kooban 7 xubnood oo loo magacaabay wada-xaajoodka TFG-da & Somaliland; Wasaarada deegaanka ee Puntland oo wada barnaamij daryeel deegaan, loogana hortagayo xaalufka dhulka; Dhallinta gobolka Mudug oo loogu baaqay in ay ka qayb qaataan horumarka gobolka.
DHEGEYSO-Alshabaab oo ilaa 10 guri ku gubey goboblka Shabeellaha hoose.

Sabti, May 16, 2015 (Daljir) — Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta Magaalada Gidheys oo Dhinaca Barri Degmada Cadaado kaga beegan 12-KM kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid,Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb C/llaahi Cali Maxamed Baarlee,Odayaal iyo qaar kamid ah Musharaxiinta u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe.

Wasiirka iyo sidoo kale Saxiixayaasha Maamulka Gobolada Dhexe ayaa la sheegay in ay kawada hadleen Khilafka ka jira Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Dalka iyo sidii loo dhameyn lahaa.

Wariyayaal halkaa gaaray ayaa soo sheegaya in uu jiro isku soo dhawaansho ah Dhanka Dowladda iyo Saxiixayaasha maadaama Madaxweynaha Galmudug uu ka soo horjeesaday Gudiga Farsamada mid kalena uu Magacaabay.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: