Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo dhiggiisa Sacuudiga kala hadlay iskaashiga labada dal

HomeWararka

Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo dhiggiisa Sacuudiga kala hadlay iskaashiga labada dal

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maalintii shalay kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoob

Guddoomiyaha gobalka Banaadir oo edeyn u jeediyeey dowlad gobaleedyada
Nabadoon Yaasin Cabdisamad: “Shan bilood oo Gaalkacyo kamaqnaa waxay yirahdeen yaasin waa cararay (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maalintii shalay kulan doceed kula qaatay Xarunta Qaramada Midoobey ee New York Dhiggiisa Sacuudiga, Amiir Faisal bin Farhan bin Abdullah, oo ay ka wada qeybgalayaan shirka 77-aad ee Jimciyadda quruumaha ka dhexeysa.

Labada Wasiir ayaa kulankooda kaga hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada xoolaha, kalluumeysiga, kordhinta isdhaafsiga ganacsiga, cunto yarida, abaaraha iyo howlaha Golaha Dowladaha dhaca Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

Labada wasiir ayaa caddeeyay qoto-dheerida xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyo labada dad ee walaalaha ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: