Wasiirka Arimaha Dibadda Qatar oo Muqdisho ku wajahan

Jimco, May 222, 2015 (Daljir) — Ilo Wareedyo ku dhaw dhaw Dowladda Federaalka Soomaaliya oo aan fasax u heysan iney la hadlan Warbaahinta ayaa sheegay in Maanta la filayo inuu soo gaaro Magaaladda Muqdisho Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Dr Khalid Bin Maxamed.

Ammaanka Magaaladda Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay waxana Xiran Wadada Muhiimka ah ee ka timaada Garoonka Adan caddde.Ciidamo badan ayaana la dhigay Wadooyinka muhiim Ee Caasimada Muqdisho.

 

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com