Wasiirka Amniga Puntland oo Garacad u tagay Arimo Dagaal

 
Sabti,Marso,19-2016_(Daljir)-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xisri Cali (Qarjab) ayaa gaaray deegaan xeebeedka Garacad oo hoos timaada degmada Jariiban ee Gobalka Mudug.
 
Qarjab ayaa lagu soo waramayaa inuu kulamo kala duwan kula qaadanyo deegaankaasi mamulka degmada iyo saraakiisha ciidanka, waxaa ka mid ah wafdtigiisa wasiiro iyo Taliyaha ciidanka difaaca Gen.Siciid Dheere.
 
Masuuliyiintan ayaa xoojinaya dadaalada ciidanka ammaanka Puntland kusoo gaba-gabaynayaan howlgalada ka socda Garacad iyo SUUJ.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com