Site icon Radio Daljir

Wasiirka Amniga Puntland oo Awaamiir Cusub Soo Saaray (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Mudane Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa ku dhawaaqay awaamiir cusub oo lagu xajiinayo ammaanka guud ee deegaamada Puntland.

Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cid walba oo isku dayda inay soo dayso ama xabsiyada uga timaado dadka lagu haysto falalka ammaan xumo.

HOOS KA DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5910238c0301004b43a74e44/qarjab.mp3?_=1

 

Exit mobile version