Wasiirka amniga Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

Wasiirka amniga Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Kismaayo

Waftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Puntland, Cabdisamad Gallan, ayaaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey wasiirka Amniga Jubbaland Yusuf Maxamed Cismaan Dhuumaal.

Ma cada sababta ay waftigan u tageen magaalada kismaanyo, balse Puntland iyo jubbaland ayaa leh iskaashi siyaaasadeed iyo mid saaxiibtinjmo walow tan iyo doorashadii dal ka dhacday uusan xiriirkoodu badneyn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com