Wasiiradda Cusub ee Haweenka Puntland oo Xilka La wareegtey (dhegayso)

Xarunta wasaaradda haeenka iyo arrimaha qoyska Puntland ee Garooe ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad ay xilka wasiirka cusub ee wasaaradda ugu wareejinaysay wasiiraddii hore ee wasaaradda Anisa Cabdulqaadir Xaaji Muumin.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Wasiiradda Cusub ee Haweenka Puntland oo Xilka La wareegtey (dhegayso)”

  1. Mohamud Adam

    Waxan soo dhowaynaya amal bank oo runti dharlinyaro badan garab istaagay una hiiliyay .
    Waxay doorwayn muhim ah ka ciyaray
    Koboca dhaqale ee dalka Waxa uu isku dayay inuu bixiyo gap ki maalgashi la aanta iyo dayn qaadasho la aaanta.
    Waxan u rajaynaya inu halkas kasi wado howsha uu uhayo dadki iyo dalki said

  2. Ahmed

    Alha ka dhigo mid xilkeeda si daacada u gudata sidi wasiirdi hore ee Anisa

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com