Wasiir Yariisow: ” Waxaa naga go’an in cadaaladda la horkeeno ragii ka dambeeyey qaraxii Zobe” (dhegayso)

Wasiir Yariisow: ” Waxaa naga go’an in cadaaladda la horkeeno ragii ka dambeeyey qaraxii Zobe” (dhegayso)

Wasiirka warfaafinta ee dowladda faderaalka ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yariisow oo waraysi siiyay radio Daljir ayaa sheegay dowladda inay ka go’antahay inay cadaaladda horkeento shanta qof ee loo hayo weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee Zoobe oo dhacay 14kii bishii Octoober.

Wasiirka ayaa dhanka kale ka hadlay waxyaabaha u qabsoomay xukuumadda faderaalka ee Soomaaliya mudadii ay jirta iyo howlaha horyaala.

Hoos kadhegayso Xasan Heykal oo wasiirka waraystay

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com