WASIIR MAXAMED MUSQAD: “QABILL HA KU BADALAN QARAN”

WASIIR MAXAMED MUSQAD: “QABILL HA KU BADALAN QARAN”

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Musadaq: “Sool, Sanaag Haylaan iyo Cayn ha isku diyaariyaan Diiwangalinta Codbixiyaha iyo Doorashada ee Golayaasha deeganka iyo Golaha Barlamaanka ee Dowladda Puntland”
Kuraasta Golaha Wakiillada laga dooran doono 4 Gobol (Sanaag, Sool, Haylaan iyo Cayn)
1) Gobolka SOOL + Gobolka CAYN = 15 Kursi (xildhibaan)
2) Gobolka SANAAG+Gobolka HAYLAAN=11 kursi (xildhibaan)

Puntland waa la wada dhistay, waana la wada leeyahay.
REER SANAAG, SOOL ,HAYLAAN IYO CAYN KULIGEEN PUNTLAND 🇸🇱 IYO SOMALIWAYN 🇸🇴 BAA INA DEEQDA.
HA KU BADALAN QARAN QABIIL.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com