Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarka iyo biyaha DFS oo Qardho gaaray (dhegayso)

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarka iyo biyaha DFS oo Qardho gaaray (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Tamarta iyo Biyaha dowladda Federaalka.

Wafdiga Wasiir ku xigeenka ayaa kormeeray Xarumo muhiim ah oo ay kamid tahay wakaaladda xooga korontadda ee eeneeyo.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa warbixintan Qardho kasoo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    KKKKKKKK.
    FOR SHAME.
    WASIIR AAN HAL CEEL QODIN,HAL QOYSNA BIYO MA SIIN.,
    KORONTANA ISKABA DAA WARKEED.WAA WAZAARAD  PRONOUN AH.
    ADEER MUSHARKA ISKA QAADOO ILMAHAAGA KU KORSO DHEH OO HA ISKU QAYLIN ADOON WAXBABA UMAADA U QABAN.
    SAME ON YOU.
    ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT, (PLAN 1980.)!!.
    ALNUSRA,ISIS,ALQACIDA THEY NEVER ATTACK ISRAELI!!!.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com