Wasiirka Wasaaradda dhalinyaradda iyo Cayaaraha dowladda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in la caddeeyo xuquuqda ay leeyihiin dhalinyaradda Soomaaliyeed.
Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in dhalinyaradda Soomaaliyeed xuquuqdooda uusan qeexeen dastuurka ,islamarkaana laga doonaayo Madaxda dowladda in ay ka shaqeeyaan sidii dhalinyaradda ay heli lahaayeen xuquuqdooda.
DHEGAYSO