Wasiir Juxa: Safarkaygu waa Gogolxaar Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Puntland

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa maanta safar shaqo ku yimid Bossaso. Wasiirka ayaa muhiimadda safarkiisa ku sheegay in uu yahay mid gogolxaar u ah safar Madaxweyne Farmaajo ku imaanayo Puntland.

Hoos ka dhegayso

Wasiir Juxa

Wasiir Siciid Maxamed Raage

Guddoomiye Dhedo


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com