Wasiir Juxa oo sheegay inay Cid walba oo Kasoo Horjeeda Wadda Hadal la galayaan (dhegayso)

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Guddaha Dowladda Federaalka Somaaliya oo ku sugan Dalka Finland ayaa sheegay in dowladda Somaaliya cid walba oo kasoo horjeeda Heshiis ay la galayaan isla Markaana bilaabayan Shirar dib u heshisiin ah.

Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay kulan soo dhaweyn ah uu la qaatay Jaaliyadda Somaliyeed ee Dalka Finland ,kulankaas oo ahaa mid lagu soo dhaweynayeey Wasiir Cabdi Faarax Juxa.

dhegayso codka Juxa


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com