Wasiir Juxa oo ka Hadlay Doorashadii Jowhar Hambalyana U Diray Madaxweynaha Cusub (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Juxa oo ka Hadlay Doorashadii Jowhar Hambalyana U Diray Madaxweynaha Cusub (dhegayso)

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dib uheshiisenta Dowlada Faderalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa U Hambalyeyey Madaxweynaha Cusub ee maamulka H

SIDEE AYAY BERRI U DHICI DOONTAA DOORSHADA QOF & COD EE DEGMOOYINKA QARDHO, EYL & UFAYN? (daawo)
Madaxweynaha Dowladda Soomaalida oo ka hadlay Ciidanka Liyuu Boolis
Wafdi ka socday Hay’adda Duulista rayidka Jaamacadda Carabta oo sagootin loo sameeyay

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dib uheshiisenta Dowlada Faderalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa U Hambalyeyey Madaxweynaha Cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Maanta lagu doortay Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Wasiirka ayaa sheegay in Mudane Waare uu yahay qof aqoon Sare u leh Arrimaha la xariira Hoggaanka Maamulka Hirshabeelle Dadaal dheer kadibna uu ku guuleystay doorashadii Maanta ka dhacday Jowhar.

dhegayso codka Wasiirka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: