Wasiir Jamaal: “Waxa dhacay waxa sameeyey siyaasiyiin qowlaysato ah, wax qabiil maaha, Soomaali waa walaalo” (daawo)

Wasiir Jamaal: “Waxa dhacay waxa sameeyey siyaasiyiin qowlaysato ah, wax qabiil maaha, Soomaali waa walaalo” (daawo)

Wasiirka Qorsheynta DFS Jamaal Maxamed Xasan oo maanta lagu soo dhaweeyay degmada Dhahar ayaa yiri “Waxa dhacay waxa sameeyey siyaasiyiin qowlaysato ah, wax qabiil maaha, Soomaali waa walaalo”

waxa uu shegay in maalinta berri ah uu ka jawaabi doono is horgaaii lagu sameeyay maanta.

.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com