Wasiir Goodax Barre oo mar kale ka been-abuuray imtixaanka Puntland

Wasiir Goodax Barre oo mar kale ka been-abuuray imtixaanka Puntland

Wasiir Cabdulaahi Goodax Barre, Wasiirka Waxbarashada Dowlada Federalka, ayaa sheegay in imtixaanka maanta ka bilowday gobolada hoostaga maamulka Puntland uu fashilmay. Wasiirka ayaa hadalkan beer-abuurka ah ka sheegay kulan uu la yeeshay madaxda ugu sareysa maamulka Hirshabelle, macalimiin iyo qaar kamid ah ardayda fasalada afaraad ee sanad dugsiyeedkan uu fariisatay imtixaankii dhowaan la joojiyay.

“Imtixaan waa fashilmaa, saacadaan la joogo Puntland imtixaan ay qaadeysay wuu fashilmay, waddamada deriska nala ah waa ka fashilmay” ayuu si been-abuur ah ku yiri Wasiir Goodax Barre oo qiil u raadinayey fashilkii ku dhacay  dhowaan imtixaanka dugsiyada sare ee dalka.

Diiwanka Wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com