WASIIR DUBBE “WAXAA DUULAAN LAGU SOO QAADAY MADAXBANAANIDA JAMHUURIYADA SOOMAALIYA”

WASIIR DUBBE “WAXAA DUULAAN LAGU SOO QAADAY MADAXBANAANIDA JAMHUURIYADA SOOMAALIYA”

Wasiirka Warfaafinta DFS oo Shir jaraa’id goor dhow ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu eedeen dusha uga ruurat dowladda Imaaradka Carabta oo uu sheegay in ay ka soo hor jeedaan Qaranimada iyo jiritaanka dalka Soomaaliyeed.

“Qoraalka ka soo baxay Imaaraadka waxaa uu cadeynayaa in saraakiisha Arrimaha dibadda imaraadka ay qeyb ka ahaayeen dibindaabyada sanadihii la soo dhaafay lagu haayay Soomaaliya, taas oo sicad uga hor-imaaneysa qeynuunka Caalamiga ah, waxaan waqtiga loo baahdo iyada oo cadeymaheeda wadata soo bandhigi doona hay’adaha quseyso” ayuu yiri Wasiir Dubbe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com