Site icon Radio Daljir

Wasiir Dhabancad: “Waa nasiib daro in xiligan Qoryo la isku qaato iyadoo Abaar iyo Cuduro ay dalka ka jiraan” (daawo)

Wariirka Arimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay dagaalka kasocda deegaanka Dhabar-dalool ee gobolka Sool iyo dowrka dowladda kaga aadan.

Exit mobile version