Wasiir Dhabancad: “ Qarixi shalay ee Gaalkacyo dad ayaa loo xiray (Daawo)

Wasiir wasaarada arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in Dad loo xirxiraya Qarxii lagu diley gudoomiyihii gobolka mudug.

sidoo kale wasiirka ayaa ka waramay Shir ay wadajir amniga galkacayo uga yeeshen Puntland iyo Galmudug

Hoos ka daawo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

6 responses to “Wasiir Dhabancad: “ Qarixi shalay ee Gaalkacyo dad ayaa loo xiray (Daawo)”

  1. Kurtun

    Ardeyda PUNTLAND waa in dalkooda ey difaacdaan loo qoraa caskar iyo difaaca dalkooda.

  2. Xiirey

    Caruurta reer Puntland waa in dalkooda la, jecleysiiya Lana baraa iney dhulkooda fashaan.

  3. Arran

    Reer Puntland baayacushtariinta ha maalgaliyeen shacbkooda

  4. Yaxye

    Reer Puntland qaxootiga Somalida kale uga yimaadey yeysan ogolaan.

  5. Lnd

    Reer Puntland daljoogey caruur iyo ciroole dalkooda ha u noqdaan Loyal

  6. Lnd

    Puntland uusan joogin qofaanan Puntland aheyn. Tora kooba dadka dalkan iska leh so ey u illashadaan.

U Jawaab Kurtun Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com