Site icon Radio Daljir

Wasiir Dhabancad: “ Qarixi shalay ee Gaalkacyo dad ayaa loo xiray (Daawo)

Wasiir wasaarada arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa sheegay in Dad loo xirxiraya Qarxii lagu diley gudoomiyihii gobolka mudug.

sidoo kale wasiirka ayaa ka waramay Shir ay wadajir amniga galkacayo uga yeeshen Puntland iyo Galmudug

Hoos ka daawo.

Exit mobile version