Wasiir Bashiir Gurxan: “Qalbidhagax iyo ONLF yay Xoraynayaan … Dadku waa Xor Waana Ladanyihiin” (dhegayso)

Wasiiru-dowlaha xiriirka gobollada u qaabilsan Madaxtooyada Puntland, Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan, oo waraysi gaar ah siiyay Daljir ayaa taageeray go’aankii ay ka qaateen Golaha Wasiirada Soomaaliya qadiyada Cabdikariin Qalbidhagax. Wasiir Gurxan waxa uu isweydiiyey Qalbidhagax iyo ONLF cidda ay xorraynayaan, yayse ka xorraynaan? Ma dadka jaamacadaha dhigta, horumarka gaaray, wabiyada jeexday bay xoraynayaan? Mise Soomaalida … Continue reading Wasiir Bashiir Gurxan: “Qalbidhagax iyo ONLF yay Xoraynayaan … Dadku waa Xor Waana Ladanyihiin” (dhegayso)