Wasaraada degaanka Puntland oo ka hadashay Cabasho katimid qaar kamid ah Waxgaradka Puntland (dhegayso)

Wasaraada degaanka Puntland oo ka hadashay Cabasho katimid qaar kamid ah Waxgaradka Puntland (dhegayso)

Wasaaaradda degaanka iyo Isbadalka Cimilada Puntland ayaa ka jawaabtay Cabasho ka timid dad shacab ah oo ka cabanayay dhibaato deganaka lagu Hayay, iyagoona sheegay inay dadka degaanku isku tashadeen oo ay ka hortageen dadka degaanka dhibta ku hayo taas badalkedana ay wasaaraddu sooo dhawenayso isku tashiga dadka degaanada Burtinle ee Hoos yimda ee ka so hor jeestay xaalufka degaanka.

Xuseen Cabdiraxmana Xaaji waa masuul ka tirsan wasaaradda degaanka ugana masuul ah degmada burtinle Radio daljir oo xiriir la sameeyay waxna ka weydiiyay cabashada shacabka ayuu sidan ugu wwaramay ,wxuu uuu waraamay Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo garoowe jooga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com