Site icon Radio Daljir

Wasaaradda Waxbarashada DFS oo Imtaxaankii Shaahadiga usoo xirtay dugsiyada Cabudwaaq (dhegayso)

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa maantay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga sare u soo xirtay In kabadan labo boqol oo ardey oo ka kala socdey Dugsiyada Sare ee magaalada Caabudwaaq.

Wariye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintan Cabudwaaq kaso diray

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b06fb470a0100382b9b1558/Wasaaradda+Waxbarashada+Soomaaliya+ayaa+maantay+Imtixaanka+Shahaadiga+ah+ee+Dugsiga+sare+u+soo+xirtay+In+kabadan+labo+boqol+oo+ardey+oo+ka+kala+socdey+Dugsiyada+Sare+ee+magaalada+Caabudwaaq+By+Ayaanle+Cabdulaahi.mp3?_=1
Exit mobile version