Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ,dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa beenisay in la iibiyay qayb kamid Garaoonka Kubbadda Garoowe

Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ,dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa beenisay in la iibiyay qayb kamid Garaoonka Kubbadda Garoowe

Maalmihii ugu dambeyay waxaa laga hadalhayay deegaanada Puntland qayb kamid ah Garoonka Kubbadda Cagta Mirre Awaare Jaamac oo laga iibiyay uru maxali ah ,taas oo sababtay markii dambe in dhismi halkaas ka socday la joojiyo oo ahaa Guri wasaaraddu sheegtay in dhallinyarada loo dhisayay oo maalmo ka hor uu dhagax dhigay Madaxweyne Gaas .

Haddaba Agaasimaha Waaxad Garoomada Kubbadda Cagta Puntland Cabdulqaadir Maxamuud Ceegaag ayaa beeniyay wararka sheegaya in Xukuumaddu ka iibisay qayb kamid ah Garoonka Kubbadda Cagta Mirre Awaare Jaamac urur maxaliga ah ee Y-PEER .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com