Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland oo ka hadashay Kaluumayasto la wayaay (dhegayso)

Wasiirkuxigeenka Wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka bada ee Punntland C/raxmaan Salaad Maxamuud oo Wraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa ka Warbixiyay dadaalada ay ugujiraan baadigoobka 5 qof oo kaluumaysato ah oo lagu la yahay xeebaha Bari ee Gobolka Garada Fuu gaar ahaan Raas Bina oo ay markii hore ay ka ambabaxeen .

Bada Hindiya ayaa xiligan ah mid kacsan maadaama lagu guda jiro xiligii bad xiranka , waxayna kaluumaysatado ay halis ugaliyaan naftooda si ay udabaraan nolosha qoyskooda maadaama aysan jirin wax shaqo ah oo ay qabtaan xiliga bad xiranka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com