Wasaaradda Haweenka Puntland oo Daahfurtay Dhisme ka Kooban 22 Xafiis (dhegayso)

Wasaaradda Haweenka Puntland oo Daahfurtay Dhisme ka Kooban 22 Xafiis (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Buurta Dowladda ee duleedka magaalada Garoowe ka daahfuray xarun cusub oo ay yeelan doonto wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland kana kooban 22 xafiis.

WARBIXIN – CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com