Wasaaradda Awqaafta DFS oo war kasoo saartay Kharashaadka Xajka (dhegayso)

Wasaaradda Awqaafta DFS oo war kasoo saartay Kharashaadka Xajka (dhegayso)

Cismaan Aadam Dhuubow Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Awqaafta Iyo Diinta Ahna Ku Simaha Wasiirka Wasaaradaas Ayaa Sheegay In Wax Iska Badal Ay Ku Sameyn Doonaan Soo Gudashda Xajka.

Wasiir Ku Xigeenka Oo Warbaahinta Kula Hadlay Muqdisho Ayaa Sheegay In Dhibaatooyinka Xujeyda Kala Kulmaan Xajka Ay Wax Badan Ka Qaban Doonaan Isla Markaana Ay Ukaashan Doonaan Wasaaradda Arimaha Dibadda XFS Iyo Safaaradda Sacuudiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com