Site icon Radio Daljir

Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland Oo Xeerka dowladaha hoose dib eegaysa (dhegayso)

Shir looga hadlaayay sidii loo xaqiijinlahaa in la meel mariyo qaabka uu u shaqaynayo sharciga low labar 7 oo lagu maamulo dowladdaha hoose ee Degmooyinka Puntland kaas oo la sameeyay sanadkii 20003 dii ayaa lagu qabtay Magaalada Garoowe .

Shacigan ayaya Wasaarada arimaha Gudha iyo dowladdaha hoose ,waxa ay ku samaynaysaa dib u eegis iyadoona laga saaray waxyaabaha aan waafaqsanayn Dastuurka Puntland.

Hadaba Mas,uuliyiintii shirkaasi ka qayb gashay waxaa kamid ah Gudoomiyaha degmada Bandar Bayla Saciid Amnteeno oo ahna Gudoomiye kuxigeenka Ururka dowladdaha hoose ee Puntland .

Wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay waxyaabihii looga dooday kulanka

Hoos kadhagayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5abc8ede01010042714dfc0c/siciid+Anteeno+.mp3?_=1
Exit mobile version